Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mudaaharaad looga soo horjeeday dagaalka Laascaanood oo ka dhacay Mareykanka


Banaanbax lagu diidan yahay dagaalka Laascaanood oo ka dhacay caasimadda Mareykanka
Banaanbax lagu diidan yahay dagaalka Laascaanood oo ka dhacay caasimadda Mareykanka

In ka badan 200 oo qof oo ka mid ah dad badankood kasoo jeeda gobolka Sool ayaa si weyn ugu hor mudaahraaday shaley galinkii dambe banaanka hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka iyo safaaradda Djibouti ee dalkan Mareykanka.

Dadka mudaaharaadayey ayaa dowlada Mareykanka ka codsadey in wax laga qabto xaaladda Biniaadanimo ee Laascaanood, waxeyna cambaareyeen Somaliland oo ay sheegeen in ciidamadooda ay kala soo baxaan gobolka Sool.

Sahra Cabdi Axmed ayaa gaartay goobaha uu ka dhacay dibaxbaxaas, warbixintanna inooga diyaarisay.

Bannaanbax looga soo horjeedo dagaalka Laascaanood oo ka dhacay Mareykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:00 0:00
Banaanbax dagaalka Laascaanood
Banaanbax dagaalka Laascaanood
Banaanbax dagaalka Laascaanood
Banaanbax dagaalka Laascaanood

XS
SM
MD
LG