Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Dowladda oo xirtay goobo ganacsi oo aan fulin amarka kaamirooyinka


Dowladda Soomaaliya ayaa xirtay goobo ganacsi oo ku yaalla suuqyada magaalada Muqdisho, kuwaasi oo aan wali xiran kaamiradaha qarsoon oo dhowaan ay ku amartay inay ku xiraan ganacsiyadooda.

Goobo ganacsi oo ku yaalla suuqa Bakaaraha iyo suuqa Bacaad ayaa shalay albaabada loo laabay.

Weriyeyaasheenna Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle iyo Cabdulqaadir Samaakab ayaa noo haya.

Muqdisho: Dowladda oo xirtay goobo ganacsi oo aan fulin amarka kaamirooyinka
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:16 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG