Madaxweynaha DKMG ee Somalia Shariif Sheekh Axmed ayaa magacaabay taliyeyaasha ciidamada qalabka sida iyo kuwa booliiska.
Munaasabadaas oo ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa taliyeyaashan cusubi ballan qaadeen inay ka shaqeyn doonaan soo celinta ammaanka
Warbixintii oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.