Qaar kamida kaluumeysatada Muqdisho ayaa sheegay in uu hoos u dhac weyn uu ku yimid waxsoosaarka kaluunka taas oo ay sheegeen in ay ku timid dhowr arrimood oo ay ka mid yihiin saameynta kooxaha burcad-badeedda, dagaalada kajira dalka iyo caqabaddo ay kala kulmaan ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Muqdisho.