Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Musharaxiin Soomaali ah oo ka qeyb galaya doorshada Sweden oo maanta bilaabaneysa


Shamso Ali Hassan
Shamso Ali Hassan

Dalka Sweden waxaa maanta ka bilaabaneysa doorashooyinka guud ee golayaasha deegaanka iyo kuwa baarlamaanka, waxaa ku tartamaya xisbiyo dhowr ah, iyada oo musharrixiinta ay ka mid yihiin dad asal ahaan ka soo jeeda Soomaaliya oo heysta dhalashada dalkaasi Sweden.

Shamso Ali Hassan, oo ka tirsan xisbiga Bidixda ee (Vänster-partiet (left-party), ayaa ka mid ah dhowr qof oo Soomaali ah oo u tartamaya kuraasta doorashada, waana haweeneyda kaliya ee Soomaaliga ah ee xisbigaasi ka tartameysa.

Jamaal Axmed Cismaan ayaa qadka telefoonka ee Sweden kula xiriirey, waxana uu weydiiyay, deegaanka ay ka tartameyso iyo xilka ay u tartameyso.

Doorashada Sweden .mp3
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:57 0:00

XS
SM
MD
LG