Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Musuq-maasuq hareeyey adeegga caafimaadka ee dalka Zambia


Saraakiisha dalka Zambia ayaa sheegay in musuq-maasuq baahsani uu ka dhex jiro hay’adaha dowladda, gaar ahaan in laaluush lagu bixiyo si loo helo adeegyada bulshada.

Meelaha farta lagu fiiqay waxaa ka mid ah Waaxda caafimaadka ee Zambia, iyada oo mas’uuliyiinta dalkaasi ay ka digayaan in tallaabooyin adag laga qaadi doono xubnaha lagu helo inay musuq-maasuqa ku lug leeyihiin.

Warbixintan waxaa Lusaka ka soo dirtay Kathy Short. Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa soo jeedinaya.

Musuq-maasuq hareeyey adeegga caafimaadka ee dalka Zambia
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:01 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG