Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muuse Biixi oo rajo ka muujiyay qabsoomidda doorashada Somaliland


Muuse Biixi
Muuse Biixi

Madaxweynaha Somaliland Muse Biixi Cabdi ayaa rajo ka muujiyey qabsoomida doorashooyinka Somaliland. Dhinaca kale, Cabdilahi Cisman Geeljire oo ka tirsan xisbiga mucaaradka ee waddani ayaa isna ku baaqay in la isku soo jiido dadka kala aragtida duwan.

Warkan waxa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Muuse Biixi oo rajo ma kuujiyay qabsoomidda doroashada Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:49 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG