Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muxuu James Swan ku sheegay warbixintii Soomaaliya ee Golaha Ammaanka?


James Swan
James Swan

James Swan oo ah madaxa xafiiska UNSOM ee Soomaaliya ayaa shalay warbixin kooban oo ku saabsan xaaladda Soomaaliya siiyay Golaha Amaanka ee Qaramada.

Waxa uu kaga hadlay amniga, bixitaanka ATMIS, xaaladda bani’aadannimo iyo xiisadaha gobolka Gobolka Geeska Africa oo uu ku jiro midd ka dhex oogan Soomaaliya iyo Ethiopia.

Waxaa kaloo Gollaha Amaanka uu waxbixin ka dhageystay El-Amine Souef, oo ah madaxa Howlgalka Midowga Afrika ee ee Soomaaliya (ATMIS).

Maxamed Colaad Xassan ayaa warbixintan kooban inooga sameeyay kullankaasi shalay.

Muxuu James Swan ku sheegay warbixintii Soomaaliya ee Golaha Ammaanka?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:17 0:00


Madal

XS
SM
MD
LG