Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muxuu yahay howlgalka cusub ee beddeli doona ATMIS?


ATMIS
ATMIS

Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay qorshaha howlgalka cusub ee baddali doona howlgalka nabad ilaalinta ATMIS ee Midowwga ee AfriKa Soomaaliya, kaasi oo lagu wado inuu soo dhamaado bisha December sanadkan.

Wariyaha VOA-da Cabdulqaadir Samakaab ayaa warbixintaan nooga diyaariyay qaabka uu noqonayo howlgalka cusub iyo wuxuu uga duwanaan doono howlgalka hadda shaqeeya ee ATMIS.

Muxuu yahay howlgalka cusub ee beddeli doona ATMIS?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:36 0:00


Madal

XS
SM
MD
LG