Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ololaha doorashada madaxtinimo ee Rwanda oo billowday


Ololaha doorashada madaxtinimo ee dhaceysa bisha Luulyo ayaa Sabtidii ka bilowday Rwanda.

Madaxweynaha Rwanda Paul Kagame ayaa difaacay dimoqraadiyadda dalkiisa, iyadoo si weyn loo filayo in uu sii kordhisto muddada 24-ka sano ah ee uu gacanta adag ku xukumayay dalkan ku yaalla harooyinka waaweyn.

Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa noo haya.

Ololaha doorashada madaxtinimo ee Rwanda oo billowday
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:24 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG