Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland: Maxkamad dil ku xukuntay lix qof oo u dhashay Morocco


Qaar ka mid ah dadka lag xukumay ee Reer Morocco
Qaar ka mid ah dadka lag xukumay ee Reer Morocco

Maxakamada darajada kowaad ee ciidamada ee Puntland ayaa maantay xukun dil ah ku riday 6 nin oo dhalashadoodu kasoo jeedo dalka Morocco, kuwaas oo maxkamaddu ku eedeysay in ay ka mid ahaayen maleeshiyada ururka Daacish ee fadhigiisu yahay buuraha Caal Miskaat.

Sidoo kale waxa ay maxkamaddu xukuno xabsi oo sanooyin ah ku riday nin Soomaali ah iyo nin u dhashey dalka Ethiopia.

Guddoomiye ku-xigeenka maxkamada ciidamada ee shanta gobol ahna ku-simaha gudoomiyaha maxkamada Korneyl Cali Ibraahim Cusaman ayaa wariyaha VOA Faaduma Yaasiin Jaamac ay ka wareysatay sida xukunku u dhacay.

Puntland: Maxkamad dil ku xukuntay lix qof oo u dhashay Morocco
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:59 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG