Boosaaso —
Dowlad goboleedka Puntland ayaa dhawaan dib u billowday akadeemiyadda culuumta kalluumeysiga badda.
Akaadeemiyaddan ayaa hadda lagu billaabay 40 arday, waxaana kaalinka qaadan doonta Jaamacadda Bariga Africa ee magaalada Boosaaso.
Wariyaha VOA-da ee Boosaaso Yuusuf Maxmuud Yuusuf ayaa arrintan ka wareystay Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Puntland, Cabdirisaaq Cabdullaahi Xagaa.
Madal