Boosaaso —
Maamul goboleedka Puntland, oo wali dagaal kula jira kooxda Daacish, ayaaa maanta sheegtay in duqeyn ay ka fuliyeen qeybo ka mid ah buuraha gobalka Bari, oo ay ku sugnaayeen maleeshiyada Daacish, balsekama hadlin khasaaraha duqeymahaas.
Afhayeenka howlgalka Puntland Gen. Maxamuud Maxamed Axmed ayaa VOA u sheegay in duqeyntan ay ka dheceen goobo kala duwan oo ka tirsan gobalka bari oo ay ku sugnaayeen Daacish. Sidoo kale Puntland ayaa sheegtay in duqeymahaas ay fuliyeen saxiibada beesha caalamka.
Gen. Maxamuud Maxamed Axmed ayaa u warramay wariyaha VOA Yuusuf Maxamuud Yuusuf.
Madal