Hargeisa —
Guddiga uu madaxweynaha Somaliland u magacaabay gurmadka iyo taakuleynta suuqa waaheen ee magalada Hargiesa ayaa warbixin hordhac ah ku sheegay inuu khaasaraha maaliyadeed ee ka dhashay dabkaasi uu gaarayo 2 bilyan oo doollar.
Warkan waxaa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.