New York —
Sida ay sheegtay Qaramada Midoobay ku dhawaad 420 milyan oo qof ayaa sanadkii tagay ka faa’iideystay barnaamijka cuntada lagu siinayo ardayda iskuullada.
Hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP, ayaa arirntan kaga hadashay warbixin cusub oo ay soo saartay Talaadadii.
Cabdixakiim Maxamud Shirwac ayaa soo jeedinaya warbixintan oo ay daabacday VOA.