Isku xirrada

War Deg-Deg ah

QM oo ka digtay in Gaza ay halis ugu jirto macluul


Gaza
Gaza

Sarkaal sare oo ka tirsan Hay'adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay ayaa ka digay Khamiistii shalay in Waqooyiga Gaza ay weli halis ugu jirto macluul, inkastoo waxoogaa horumar ah laga sameeyay gaarsiinta gargaarka la geeynayo dhulka ay dagaalladu go'doomiyeen.

Dhinaca kale waxaa socda baaqyada loo jeedinayo Xamaas ee ku aadan inay aqbasho heshiis xabad joojin ah oo ay Israel la gasho.

Warbixin ay arrintan ka qortay VOA-da waxaa soo jeedinaya Ibraahim Xassan Garabeey Daandureey.

QM oo ka digtay in Gaza ay halis ugu jirto macluul
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:47 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG