Isku xirrada

War Deg-Deg ah

QM oo sheegtay in macluul ay ku baahday Marinka Gaza


Koox khubaro ah oo ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa shalay war qoraal ah oo ay saareen ku sheegtay in macluushu ay ku baahday Marinka Gaza oo dagaallo ay ka socdeen tan iyo bishii October ee sannadkii hore.

Khubarada ayaa tusaale usoo qaatay dhimashada dhowaan ee saddex carruur ah oo da’doodu kala tahay 6-bilood, sagaal sano iyo 13 sano.

Warbixin ay qortay VOA waxaa inoo haysa Sahra Ciidle Nuur.

QM oo sheegtay in macluul ay ku baahday Marinka Gaza
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:19 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG