Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qoor Qoor oo sheegay in ay qabanayaan doorasho qof iyo cod ah


Qoor Qoor
Qoor Qoor

Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor), oo faahfaahin ka bixiyay dagaalka uu maamulkiisu kula jiro kooxda Al-Shabaab, ayaa sheegay in ay deegaanno badan xoreeyeen, welina ay dagaallo ka wadaan deegaannada ay weli ku harsan yihiin kooxda Shabaab.

Qoor Qoor ayaa dhinaca kale sheegay in ay go’an tahay, islamarkaana ay u diyaarsan yihiin qabashada doorashada qof iyo cod ah, isla markaana ay Galmudug haatan ka socoto qabanqaabadeeda.

Warbixin ku saabsan arrintaasi waxaa noo soo diray wariyaha VOA-da ee magaalada Gaalkacyo, Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq.

Qoor Qoor oo sheegay in ay qabanayaan doorasho qof iyo cod ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:09 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG