McAllen —
Koofurta Gobolka Texas ayaa weli ka mid ah meelaha ugu waaweyn ee ay u socdaalaan carruurta ka yar 18 sano jirka ee soo gala Maraykanka iyagoo aan haysan dokumentiyo sharci ah ama qof weyn oo la socda.
Inkastoo ka soo gudbidda xadka ay yaraatay sanad-maaliyadeedkan 2024-ka marka la barbardhigo sanadihii hore, haddana halista ay carruurtani wajahayaan wali waa arrin walaac leh.
Warkan waxaa magaalada McAllen ee gobolka Texas ka soo diray wariyaha VOA Víctor Hugo Castillo. Xuseen Barre ayaa soo jeedinaya.
Madal