Waa qeybta koowaad ee barnaamijyo taxane ah oo aan ugu magac darnay doorka qurbo-joogta ee arrimaha Soomaaliya.
Qeybtan waxay ku saabsan tahay isbeddelka Fanka Soomaalida iyo doorka qurbo-joogta, gaar ahaan dhalinta cusub oo fanka haatan door weyn ka ciyaaraya.