Waa Qeybta labaad ee barnaamijyada taxane ah oo aan ugu magac-darnay doorka qurbo-joogta ee arrimaha Somalia.
Qeybtan waxay ka hadlaysaa saameynta qurbo-joogta ee ganacsiga Somalia.Horumarka ku yimid ganacsiga Soomaaliya 20-kii sannadood ee ugu danbeeyay ayaa waxaa qeyb libaax leh ka qaatay ganacsatada qurbo-joogta ah oo iyagu hormuud ka noqday shirkaddaha gaarka loo leeyahay ee ka howlgala gayiga Soomaaliya.