Waa qeybtii saddexaad ee barnaamijyada taxanaha ah ee aan ugu magac darnay doorka qurbo-joogta ee arrimaha Somalia.
Qeybtana waxay ka hadlaysaa kaalinta qurba-joogtu ka qaadato warbaahinta Soomaaliya, haddii ay noqon lahayd colaaddaha iyo howlaha nabadeynta.