Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Rabshadaha Faransiiska oo shalay ay ku dhaawacmeen 100 askari


Dowladda France ayaa sheegtay in dibadbaxyo waaweyn, oo ay shalay sameeyeen shaqaalaha iyo dadweyne kale, ay ku dhaawacmeen in ka badan 100 askari oo ka tirsan ciidanka booliska.

Dadka mudaaharaadayay oo mucaaradsanaa madaxweynaha ayaa dibad-baxooda kusoo aadiyay Maalinta Caalamiga ah ee Shaqaalaha Dunida.

Dhanka kale qaar ka mid ah dowladaha Yurub ayaa cambaareeyay gacanta adag ee ay booliska kula dhaqemeen dibad-baxayaasha.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa London kasoo diray Cabdixafid Cawil Ismaaciil.

Rabshadaha Faransiiska oo shalay ay ku dhaawacmeen 100 askari
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:10 0:00

XS
SM
MD
LG