Nairobi —
Qaybo badan oo dalka Kenya ah waxaa ka da’ay roobab xooggan oo khasaare geystay isla markaana saamayn ku yeeshay isu socodkii magaalooyinka.
Meelaha sida weyn looga dareemayo waxaa ka mid ah magaalada Nairobi.
Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa innoo haysa Intisaar Saalax Xuseen.
Madal