Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ruushka oo ku hanjabay inuu beegsan doono Britain


Vladimir Putin
Vladimir Putin

Ruushka ayaa Isniintii ku hanjabay inuu beegsan doono bartilmaameedyada milatariga Britain ee gudahan Ukraine iyo meelo kaleba hadii ciidamada Ukraine ay Ruushka ku duqeeyaan gantaalada ridada dheer ee uu Ingriisku siiyay.

Arrintan ayaa xoghayaha arrimaha dibadda Britain David Cameron uu u ogolaaday in Ukraine ay naftooda ku difaaci karaan.

Warbixin ay arrintan VOA ka diyaarisay waxa inoo soo jeedinaya Cabdixakiin Shirwac.

Ruushka oo ku hanjabay inuu beegsan doono Britain
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:46 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG