Barnaamijkan wuxuu ugu dambeeyaa barnaamijyo taxane ah oo ku saabsanaa saameynta maskaxeed ee ay reebeen dagaalada Soomaaliya.
Dr. Cumar Cilmi Diixood oo ku takhasusay Cilmi Nafsiga ayaa sharaxaad ka bixinaya saameynta ay dagaaladu ku reebaan maskaxda dadka.