Madaxweynihii Venezuela hugo Chavez ayaa geeriyooday kadib markii uu in muddo ah la ildarnaa cudurka kansarka.
Sawirro: Hugo Chaves

9
Hugo Chavez, oo ka qeyb galay dibadbax ka dhacay magaalada Caracas, April 24, 1998.

10
Chavez wuxuu jeclaa mar-marna ciyaari jiray ciyaarta base-ball-ka, February 11, 2010.

11
Taageerayaasha oo isugu soo uruuriay cisbitaal uu ku jiray Chavez si ay ugu duceeyaan, Caracas, March 5, 2013.

15
Chavez oo la jooga gabadhiisa Rosa, Caracas, February 23, 2012.