Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saylici oo ka hadlay rabshadihii ka dhacay Boorama


Saylici
Saylici

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Ismaaciil Saylici oo ku sugan magaalada Boorama ayaa ka hadlay rabshadihii dhowaan ka dhacay magaalada Boorama iyo weliba tabashooyinka ay shacabka ku nool magaaladaasi ay ka qabaan xukuumadda uu ka tirsan yahay.

Weriyaha VOA Haashim Sheekh Cumar Good ayaa warbixintan kasoo diray magaalada Boorama.

Saylici oo ka hadlay rabshadihii Boorama iyo cabashada rayidka
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:21 0:00



XS
SM
MD
LG