Bulshada ku dhaqan magaalada Bardaale oo ka mid ah meelaha ay fatahaadaha saameeyeen iyo maamulka degmada ayaa is-xilqaan ku billaabay inay ku dhistaan waddooyinka magaalada ee ku burburay daadadka.
Burburka waddooyinka muhiimka u ah nolosha dadka ayaa saameyn ku yeeshay isu-socodka gaadiidka iyo ganacsiga magaalada Bardaale oo gaabis noqday.
Faah-faahinta warkan waxaa soo diray Muqtaar Maxamed Catoosh.
Madal