Muqdisho —
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in maanta ay dhaqan galeyso awaamiirtii ay hore ugu soo rogeen mooto bajaajta ka howl gasha magaalada Muqdisho, taas oo ah in mootooyinka ay u kala shaqeeyaan nidaamka A iyo B oo ah in qoloba ay maalin shaqeyso
Warbixin arrintaasi ku saabsan waxa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.
Madal