Jowhar —
Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka HirShabeelle ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay sidii caro-bixin iyo dayactir loogu sameyn lahaa dhinacyada Webiga Shabeelle oo xiligan biyo yareeyay.
Warbixinta waxaa Baledweyne kasoo diray Baladweyne kasoo diray Xuseen Xasan Dhaqane.