Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirka Soomaaliya iyo dalalka QUINT oo ka dhacay Washington


Xuseen Macallin
Xuseen Macallin

Magaaladan Washington waxaa todobaadkan ku sugnaa wafdi ka socday dowladda Federalka Soomaaliya oo ka qeyb galayay shir ku saabsan arrimaha ammaanka Soomaaliya.

Shirkan waxaa ka qeyb galay kooxda la isku yirahdo QUINT ee Soomaaliya ka caawinaya dhinaca amaanka oo ka kooban Mareykanka, Britain, Turkey, Qatar iyo Imaaraadka Carabta.

Wafdiga Soomaaliya shirka uga qeyb galay waxaa ka mid ahaa Xuseen Macalin Maxamud, oo ah la-taliyaha Amniga Qaranka ee madaxweynaha Soomaliya.

Maxamed Colaad Xassan ayaa ka wareystay kulankooda Washington.

Shirka Soomaaliya iyo dalalka QUINT oo ka dhacay Washington
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:33 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG