Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirka xal u helidda qaxootiga iyo barakacayaasha oo ka dhacay Muqdisho


Shir looga hadlayo xal u helida xaaladda qaxootiga iyo barakacayaasha ku sugan Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Shirkan ayaa waxaa soo qaban qaabisay Hay'adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka. Barakacayaasha ku sugan Soomaaliya ayaa iminka wajahaya xaalad adag.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Shirka xal u helidda qaxootiga iyo barakacayaasha oo ka dhacay Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:33 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG