Shir dhawaanahanba magaalada Caabud-waaq uga socday ururka Ahlusunna Waljamaaca ayaa la isku af garan waayey sida maamulka loo qeybinayo. Shirka ayaa waxa goob ka ah saraakiil ka socota dalka Ethiopia iyo Midowga Afrika.
Wareysi arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.