Ottawa —
Dalka Canada wuxuu xiriir ganacsi iyo mid xuduud oo aad u ballaaran la leeyahay Mareykanka. Dadka Canadian-ka ahna waxay isha ku hayeen doorashada madaxtinnimada oo uu ku guuleystay Donald Trump.
Dadka qaar ayaa aaminsan in doorashada Trump ay Canada ku yeelan doonto saameyn kala duwan, oo ay ku jirto mid dhaqaale.
Haddaba wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa arrimahan ka wareystay Aweys Xaaji oo ah suxufi ka faallooda arrimaha Canada, kuna nool magaalada Toronto, ugu horreyna waxa uu waydiiyay saameynta dhaqaale ee doorashada Trump.
Madal