Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee isu maareynayaan beeraleyda Jawiil xilli ay abaaro ku dhufteen dalka?


Jawiil
Jawiil

Iyadoo meelo badan oo Soomaaliya ka mid ah ay ka jiraan abaaro saameyay dadka iyo duunyada, ayaa beeraleyda qaar waxay isku dayayaan inay si kale wax soo saarkooda u weeciyaan.

Beeraleyda degmada Jawiil ee gobolka Hiiraan, ayaan ka rajo dhigin wax soo saarkooda, waxayna qaarkood ay billaabeen inay adeegsadaan ceelal matoor shidaal ku shaqeeya oo ay isticmaalaan, xilli shidaalka dunida uu qaaliyoobayo, taas oo dhibaato ku ah beeralleyda iyo wax soo saarkooda.

Jamaal Axmed Cismaan oo dhawaan booqdey beeraleyda degmada Jawiil, ayaa warbixintan ka diyaariyay.

Sidee isu maareynayaan beeraleyda Jawiil xilli ay abaaro ku dhufteen dalka?
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:35 0:00

XS
SM
MD
LG