Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee looga falceliyey lacagta uu Deni sheegay in ay sameynayaan?


Saciid Deni
Saciid Deni

Qaar ka mid ah bulshada ku nool magaalada Boosaaso ayaa aragtiyo kala duwan ka bixiyay hadalkii madaxweynaha Puntland uu ku shaaciyay in maamulkiisa uu yeelan doono lacag u gaar ah sanadka soo socda ee 2025-ka.

Qaar ka mid ah dadka ay VOA-da la hadashay ayaa ka hor yimid hadalka madaxweyne Saciid Deni ee ah in Puntland sameysato lacag u gaar ah, halka kuwa kalena ay ku taageereen.

Warbixin ku saabsan waxaa diyaariyey Cabdulqaadir Maxamed Mursal.

Sidee looga falceliyey lacagta uu Deni sheegay in Puntland sameysaneyo?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:58 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG