Washington —
Doorashada Maraykanka ayaa meelaha sida weyn loo gala socdo waxaa ka mid ah Bariga dhexe iyo Dunida Islaamka.
Khubarada Falanqaysa arrimaha siyaasadda ayaa tilmaamaya in natiijada ka soo baxda doorashada Maraykanka ay si toos ah u saamayn karto nolosha dadka ku nool Bariga Dhexe iyo Caalamka islaamka
Xuseen Barre ayaa soo jeedinaya warbixintan.
Madal