Ninka waday dhalinyaradaasi ayaa ka keenay dalka Somalia, wuxuuna u balan qaaday inuu geynayo dalka Canada. Dhalinyaradaasi ayaa muddo bil ah ku xayiran garoonka dhexdiisa.
Waalidiinta dhashay dhalinyaradan ayaa bixiyay lacag dhan 3500 – 4000 oo dollar qofkiiba.
Dhalinyaradan haatan ku sugan garoonka diyaaradaha Mosco ayaa ka cabanaya nolol xumo ku haysata halkaasi.
Warbixinta dhalinyardaasi qeybta hoose ee qoraalkan ka dhagayso.