Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland oo ka falcelisay wadahadalladii Soomaaliya iyo Itoobiya


Somaliland ayaa hadashay wadahadalladii Ankara ku dhexmaray Soomaaliya iyo Itoobiya ee ku saabsanaa xal u helista khilaafka labada dhinac ee ka dhashay is-afagardkii ay Addis-Ababa la gashay Somaliland.

Guddoomiyaha Gudida Heshiiska Isfahan ee Somaliland Iyo Itoobiya Baashe Cawil ayaa VOA uga waramay mawqifkooda shirka Turkiga ay ku yeesheen wasiirrada arrimaha dibedde ee Itoobiya Iyo Soomaliya.

Somaliland oo ka falcelisay wadahadalladii Soomaaliya iyo Itoobiya
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:39 0:00

Waraysi uu siiyey weriyaha VOA ee Hargays Xamse Cali Jeesto ayuu kaga hadlay is-afgaradkan iyo halka dhaqangelintiisu ay marayso.

Madal

XS
SM
MD
LG