Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland oo ka jawaabtay hadalkii madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud


Koore
Koore

Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa isagoo la hadlayay jaaliyadda Soomaaliyeed ee Mareykanka, waxa uu sheegey in dowladda Soomaaliya aysan cadaadis diblumaasiyadeed saareyn Somaliland marka ay timaddo arrimaha horrumarinta. Balse, waxa uu sheegey inaanay marnaba taageeri doonin gooni isu taageeda.

Haddaba, Somaliland ayaa ka jawaabtay hadalkaasi, waxaana wasiirka warfaafinta Somaliland Saleebaan Cali Koore uu la hadlay wariyaha VOA ee Hargeysa Khadar Maxamed Cakulle.

Somaliland oo ka jawaabtay hadalkii Xasan Sheekh .mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:07 0:00

XS
SM
MD
LG