Muqdisho —
Qaxooti Soomaali ah oo laga soo celiyey dalka Tunisia ayaa maanta ka soo degey garoonka Adan Cade ee magaalada Muqdisho.
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa gacan ka geysatey sidii ay dadkan dib ugu soo noqon lahaayeen dalkooda. Warbixintan waxa Muqdisho ka soo diray wariyaheena Seynab Abuukar
Madal