Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalida Kenya oo dowladda ka dalbaday in far muuqa laga daayo


Islii
Islii

Hoggaamiyayaasha Soomaalida ee Kenya, oo shalay kulan isugu yimid Nairobi, ayaa ugu baaqay dowladda in far muuqa laga daayo Soomaalida.

Baaqan ayaa yimid kadib markii qaar ka tirsan siyaasiyiinta Kenya ay sheegeen in Soomaalida la siiyey xilalkii ugu muhiimsanaa, sidoo kalena ay la wareegeen dhaqaalihii dalka.

Warbixintan waxaa soo dirtay Intisaar Saalax Xuseen.

Soomaalida Kenya oo dowladda ka dalbaday in far muuqa laga daayo
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:12 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG