Toronto —
Dalka Canada waxaa shantii sano ee lasoo dhaafay gaaray soo-galooti aad u badan, kadib markii 2015-kii wax laga baddelay siyaasadda dowladda ee arrimaha qaxootiga iyo soo-galootiga.
Dad Soomaali ah ayaa ka mid ah dadka ku cusub dalkaasi, kuwaasoo caqabado kala kulmay dhanka shaqada iyo deegaanka.
Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Canada inooga soo direy wariyaheena Xuseen Nuur Xaaji.
Madal