Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaaliya iyo EAC oo wadahadallo ku yeeshay Nairobi


Hadliye
Hadliye

Kulan wadatashi ah oo muddo asbuuc ah ka socday magaalada Nairobi ayaa ergo ka kala socota dowladda Soomaaliya iyo Bulshada Bariga Afrika (EAC) waxa ay uga wada hadleen khariidadda ay Soomaaliya si buuxda ugaga mid noqoneyso EAC.

Soomaaliya ayaa bishii Maarso noqotay dalkii siddeedaad ee xubin ka noqda EAC oo ay xubna ka yihiin dalalka Bariga Afrika, iyadoo shirkan ujeedkiisu ahaa in la dhameystiro in Soomaaliya ay sii buuxda ula falgasho EAC, taasi oo muhiim u ah xoojinta is-dhexgalka dhaqaale ee dalalka EAC.

Haddaba, arrimahan ayaa waxa uu Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ka wareystay ergeyga gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan EAC Cabdisalaan Hadliye Cumar.

Soomaaliya iyo EAC oo wadahadallo ku yeeshay Nairobi
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:35 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG