Muqdisho —
Qaramada Midoobay iyo dowladda Soomaaliya ayaa codsaday deeq gaareysaa 1.6 bilyan oo dollar, oo wax looga qabto mushkiladaha dhinaca bani’aadannimada ee Soomaaliya.
Qorshahan baahida gargaarka ee Soomaaliya ee sanadka 2024-ka ayaa doonaya taageerada lagu badbaadinayo in ka badan shan milyan oo qof oo Soomaali ah.
Maxamed Axmed ayaa warbixintan ka soo diray Muqdisho. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xassan.
Madal