Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaaliya oo codsi ciidamo caalami ah u dirtay Midowga Afrika


Somalia Coat of Arms
Somalia Coat of Arms

Dowladda Soomaaliya ayaa codsi u gudbisay Midowga Afrika oo ku saabsan hawlgalka ciidamada caalamiga ah ee wixii ku dambeeya bisha December ee sannadkan.

Codsigan ayaa la xiriira ciidamo caalami ah oo howlgalka kala wareega ciidamada ATMIS oo qorshuhu yahay in howlgalkooda lasoo geba-gebeeyo bisha December ee 2024.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdulqaadir Maxamed Mursal.

Soomaaliya oo codsi ciidamo caalami ah u dirtay Midowga Afrika
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:10 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG