Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaaliya oo laga xusay sannad-guurada koowaad ee qaraxyadii Zoobe 2


Qaraxii Zoobe October 29 2022
Qaraxii Zoobe October 29 2022

Munaasabad lagu xusayey qaraxii lala beegsaday isgoyska Zoobe gaar ahaan wasaaradda waxbarashada sannad ka hor maanta ayaa lagu qabtay Muqdishu.

Qaraxaydan ayaa loo adeegsaday baabuur iyo bajaaj laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa. Ku dhowaad 130 qof ayaa ku dhimatay, halka in ka badan 330 aay ku dhaawacantay. Qaraxan ayaa ahaa kii ugu dhimashada badnaa marka laga reebo qaraxii Zoobe ee dhacay 14-kii Oktoobar 2017-kii. Warbixintan waxaa inoo soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Xuska dadkii ku dhintay Qaraxii Zoobe 2
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:15 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG