Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Spain oo sharciyo siineysa kumanaan muhaajiriin ah


Sida laga soo xigtay diwaan-gelintii ugu dambeeysay ee dowladda Spain, muhaajiriin badan ayaa sanadkan soo gaaray jasiiradaha Canary ee dalkaas, kuwaas oo ka yimid galbeedka Afrika.

Spain ayaa qorsheyneysa inay fiisooyin dal ku joog ah u yaboohdo boqolaal kun oo muhaajiriin aan sharciyeysneyn ah oo horey ugu sugnaa dalkeeda – iyadoo dowladdu ay sheegtay inay u baahan tahay shaqaale dhallinyaro ah si ay u kobciso dhaqaalaheeda.

Henry Ridgwell ayaa warbixintan soo diray, waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xassan.

Spain oo sharciyo siineysa kumanaan muhaajiriin ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:58 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG