Washington —
Meelaha lagu kala bixinayo gargaarka Maraykanka uu siiyo dalalka dibadda iyo xaddiga uu bixinayo ayaa ah laba su’aalood oo waaweyn oo sugaya maamulka Trump marka uu xilka la wareego 20-ka Janaayo ee sanadka soo socda.
Wariyaha VOA-da Veronica Balderas Iglesias ayaa warbixintan ku eegaysa meelaha ay tahay in laga jaro iyo meelaha mudnaanta la siinayo, waxaana noo soo koobaya wariyaha VOA-da Cabdulqaadir Maxamed Mursal.
Madal